Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne waan iska hurday balse adigaa i toosiyay shaqadana kama tagayo’R/wasaare Saacid’

Ka dib markii eedeemo badan dusha lagaga tuuray dawlada Raysalwasaare Saacid ama Xasan Sheekh, madaxwaynaha oo isku darsaday dhamaan awoodihii Dawladnimo ee sida ba’an loosoo kabkabay labaatan sano kadib bur bur ku habsaday Soomaaliya ayaa hada waxaa soo if baxaya khilaaf kadib markii uu madaxwaynuhu isku dayay inuu shaqada ka eryo raysalwasaare Saacid.  Saacid na uu diiday inuu shaqada ka tago.

Khilaafkan ayaa u eeg mid la filayay kadib markii uu awoodihiisii uu Raysalwasaaruhu u gacan galiyay Madaxwaynaha, balse waxaa yaaba in Raysalwasaare Saacid diiday inuu u hogaansamo awooddii dastuuriga ahayd ee madaxwaynaha markii uu damcay inuu shaqada kaga eryo.

Arintan ayaa u ee mid shacabku ku diirsan doonaan waayo Awood qaybsi in laga dhaxlo ayay u eegtahay maadaama uu hurdadii dheereed ka kacay Raysalwasaare Saacid..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag