Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Dr. Cali iyo Marwada 1aad Dr. Maryan ee Khaatumo oo soo gaadhay Washington DC

Waxaa Galabta abaarihii 2:06 Duhurnimo soo cagadhigaty Garoonka Reagan International ee magaalada Washington DC diyaaradii siday madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Marwada 1aad ee Khaatumo Dr. Maryan Cabdi Biixi tasoo kasoo qaaday Hoyga Soomaalida ee dalkan Mareekanka magaalada Minesota.

Gudiga habmaamuuska Madaxwaynaha ee Jaaliyada reer Khaatumo ee Gobolada Merland, Verginia iyo degmada Columbiya(Washington DC) ayaa sidiiran ugu soo dhaweeyay madaxwaynaha iyo Marwada 1aad, iyada oo soo dhaweentaa kadib uu madaxwaynuhu u mahad celiayay Jaaliyadan ku dhaqan Nawaaxiga Caasimada Maraykanka sidoo kalena sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu yimaado Washington oo uu markii ugu horeesay uu waxbarasho ahaan u yimid Sep, 1962.

Madaxwaynaha ayaa caawa kulahadli doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Deegaanadan goob casho sharaf loogu sameenayo isaga iyo Marwada 1aad ee Khaatumo.

Daawo Sawiro Hordhac ah

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Madaxwayne Dr. Cali iyo Marwada 1aad Dr. Maryan ee Khaatumo oo soo gaadhay Washington DC

  1. Pingback: Madaxweyne Dr. Cali Khaliif iyo Marwada 1aad Dr. Maryan ee Khaatumo oo soo gaadhay Washington, DC | War La Helyaaba, Talo La Hel

Leave a Reply