Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Macadka Caafimaadka ee Caafi oo Saldhigiisu yahay Magaalada Boosaaso ayaa Gobolka Cayn ku Qabtay Kulan Balaadhan oo looga Hadlayey Baahiyaha Caafimaad ee ka jira Deegaanka Buuhoodle

Macadka Caafimaadka ee Caafi ayaa Magaalada Buuhoodle Waxa uu ku soo bandhigay Kulan Balaadhan oo looga hadlay Qaabkii looga Wada shaqayn lahaa sidii kor loogu Qaadi lahaa Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Cayn oo haatan buuhoodle ay ka taagan tahay baahi dhinaca caafimaadka ah oo aad u hoosaysay, Waxana Kulan Caawa goob joog ahaa Masuuliyiina Caafimaadka ee Gobolka Cayn Cuqaasha iyo Xubno katirsan Qurba Jooga deegaanka buuhoodle.

Dood dheer iyo falan Qayb uu Macadkaasi Caafimaadka ee Caafi Masuuliyiintu soo bandhigeen kadib ayaana hoosta laga Xariiray in loo baahan yahay in Buldhada ku dhaqan Mandaqada Buuhoodle laga Wacyi galiyo Xanuunada khatarta ah, Waxana Goobtaasi ka hadlay Masuuliyiin farabadan oo dhinaca Caafimaadka aad ugu sareeya oo iyagu soo Jeediyey figrado kala duwan, Hoos ka Daawo Qaabkii kulankaasi u dhacay iyo Waxyaabaha looga hadlay oo Ceegaag.com goob joog ahayd.

Cali dhagjar
Ceegaag.com
Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag