Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maanta Ciidii Odxiyada iyo Boston USA

Iyada oo maanta loo dabaaldagayo cidii Odxiyada ayaa waxaa si wayn looga ciidayaa wadankan Maraykanka oo gobolada badankooda Ciidaha Islaamka lagu daray maalmaha Fasaxa Iskuulaadka. Waxaa si wayn looga ciiday magaaladan Boston iyada oo si aada loogu duceeyay in ilaahay naxariistii jano kawaraabiyo Xujayda isku buurtay Kacbada maanta Dawaafkii iyada oo ilaa 800 oo qof kulayl dartii ku naf waayeen.

Waxaan Hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinanaa dhamaan Akhristayaasha Ceegaag anaga oo leh Ciid wanaagsan waasidan sida looga ciiday Boston Maanta Daawo sawirada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply