Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maalintii 1aad ee Muctamarkii Masjid Alrowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Muctamarkii ugu horeeyay ee ay iskusoo duba rideen Maamulayaasha Masjidka Al-Rowda ayaa si habsami ah uga Socda Masjid Jaamaca Magaalada Boston, Muctamarka ayaa si rasmi ah uga furmay shalay iyada oo ay soo bandhigeen Barnaamijyo kala duwan sida tartan Diimeed, Wacyigalin Diimeed iyo mid Ishtimaaciyaba.

Waxaana Muctamarka xidhiidhinayay Agaasimaha Masjidka Sheekh Cabduqaadir Faarax (Barbaraawi) iyada oo uu muctamarka iskudubaridayay Khasnajiga Masaajidka Sheekh Cabdifataax Kilinbe. Waxaa Madasha Muctamarka Furay Boqor Cabdulaahi Gurxan isaga oo dadka kula dardaarmay inay ka Faa’iideestaan inta uu socdo kadibna ay ku camalfalaan wixii aqoona ee u siyaada mid Aduun iyo mid Aakhiroba sidoo kale waxaa furitaanka ka qaybqaatay Imaamka Masaajidka sheekh Maxamed Fowsi. 

Mashaa’ikhda ka qayb gashay shalay ayaa waxaa ka mid ahaa

Sheekh Tawakal Yuusuf (Xal u helida Muslimka  si ay Aduunyadiisa iyo Aakhiradiisu ugu Hagaagto)

            Sheekh Cabdulaahi Ibraahim

             Sheekh Maxamed Sayanvala

                   Sheekh Muuse Ashcari

                Sheekh Maxamed Shaakir

              Sheekh Maxamed Fawsi

Tartanka Quraanka Kariimka ee Muctamarka ayaa qabsoomay iyada oo labada jus ee Cama iyo Qasamicale.Daawo

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply