Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Lakulanka Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ee Washington Seattle

Tareenka tartanka madaxtinimada Soomaaliya oo haatan taagan Washington Seattle ee dalkan Maraykanka iyada oo ay socoto abaabul baladhan oo lagula kulmayo laguna soo dhaweenayo musharax Bashiir.

Hamoogaanina bilowga wiiga danbe ee maalinimada Sabtida bisha Janaayo 8-deeda saacada 5:00 PM.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply