Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulankii 1aad ee Jaaliyada reer Boston ee sanadkan 2013 oo guul ku dhamaaday Daawo Cajalada

Kulankan oo ah kii 1aad ee noociisa ah ayaa waxaa Jaaliyadu isgu timid inay ku gorfeeyaan xaaladaha haysta iyo sidii ay si wada jir ah isaga furdaamin lahaayeen wixii caqabaad ah ee jira.

Waxaa kale oo jaaliyadu iska fogeesay faldanbiyeedkii April 15 ka dhacay magaalada oo uu sameeyay nin kasoo jeeda wadanka Raashiya. ninkaa oo la sheegayo inuu uun Islaam ahaa.

Dhinaca kale waxay jaaliyadu isku boorisay in laga qayb qaato gurmadka loo fidinayo dadkii ku wax yeeloobay mashaqadaa ka dhacday magaaladan Boston. Sidoo kalena waxaa meel laysla dhigay in aysan dadku dareemin wax diiqada ah maadaama uusan shaqsi Soomaali ah ilaa hada wax danbi noocaa ahuusan  ka galin wadankan Mareekanka.

Daawo Cajalada OGAALTV

 

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag