Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxda Damuljidiid oo ka faa’iidaystay fashilaadii hogaamiyonimeed ee Raysalwasaare Saacid

Raysalwasaare Saacid oo qudbad dheer ka akhriyay kursiga Raysalwasaaraha ka dib markii loo diiday in uu qudbadiisa ka jeediyo Baarlamaanka Soomaaliya. ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya u gacan gashay koox gaara. dhinaca kale Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa ugu mahad celiyay sida ay kooxda Damuljidiid u fadhiya Baarlamaanku u fuliyeen awaamirtii uu siiyay wiig ka hor markii Raysalwasaaruhu diiday inuu is casilo.

Xukuumada Soomaaliya ayaa haatan ah mid liiqliiqanasa kadib markii awooda dalku si gaara gacantooda ugu dhacday kooxda Damuljidiid , Raysalwasaare Saacid ayaa isagu ah nin ku fashilmay siyaasada lana filayaa inuu u dhoofo magaalada Kismaayo oo doonayo inuu deegaan ka dhigto.

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa haatan looga fadhiyaa inuu soo magacaabo Raysalwasaare kasoo jeeda Gobolada waqooyi ee dalka maadaama uu isagu kasoo jeedo Koonfurta dalka.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag