Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kooxaha Madbacada iyo Gaadiidka ee Kubada Kolayga 12 -14 jirka ah oo fooda isdaray Axadii dhawayd

Barxada Timilty oo ah barxada ay Soomaalidu badanaa isugu yimaadaan magaalda Boston ee carigan dalkan Maraykanka ayaa waxaa ururka madaniga ah ee ay Soomaalidu maalgaliyaan SAYPA ku qabteen xaflad ay ku soo afmeerayeen wakhtiga Xagaaga ee sanadkan 2020.

Hadaba waxaa ciyaartii dhexe fooda isdaray kooxaha da’yarta ee Madbacada iyo Gaadiidka. Wiilasha 12-14 jirka ah hadaba naladaawo jawiga ciyaartaa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply