Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Koobkii kubada cagta ee New Egland ee loo dhigay dabaaldega 1da Luuliyo oo kusoo Gabogaboobay Boston iyo Cannecticut oo hantiday sanadkan koobka

Koobkan oo ay soo qabsn qaabiyeen United Somali Youth ayaa Waxaa Kusoo gabo gaboobay magaalda Boston koobka kubada cagta oo lagu xuso maalmaha xoriyada Soomaaliya sanadkana waxaa isugu soo hadhay Sami Finnelka Labakooxood oo ka socday Boston Cigaal Stars iyo Boston Stars iyo Koox awood u saaxiib ahayd oo ka socotay Gobolka Connecticut , iyo koox aan ka liidan oo kasocotay Gobolka Maine  Portland Brothers.

Judhiiba waa la cunay Labdii kooxood ee ka socday Boston waxaa ciyaartii Finnelka isugu soo hadhay Portland Brother iyo Connecticut Waxaa lagaadhay wakhtigii nalalka garoonka la bakhtiin jiray iyada oo ciyaarta ka dhiman tahay 4 daqiiqo Connecticutna 2 iyo 1 ciyaarta ku hogaaminaso halkaa oo guushii garsoorayaashu ku sii yeen Connecticut.

Ha’udaymo la’aan Sawirada Goordhaw

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag