Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jaaliyada Soomaalida reer Boston siiba reer Jubaland oo Tacsi u dirya Reer Muuse Boqor

anaga oo ah jaaliyada Soomaalida ee reer Boston Waxaanu tacsi udiranaa dhamaan Reer Muuse Boqor meelkasta oo ay joogaan anaga oo uga tacsiyadeenana Geerida ku timid Boqor King Kong, sidoo kale jaaliyada  reer Jubaland ayaa tacsi udiraya qoyska reer Boqor meelkasta oo ay joogaan Marxuum Cabdilaahina (Boqor dhaqameedkayagiina waxaan ilaahay uga baryanaa inuu qabriga u waasiciyo naxariistii janana ka waraabiyo AAMMIINN.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag