Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

ISBEDEL IYO DIYAARGAROW BALLAAR OO LAGA DAREEMAYO SUUQWEYNEHA MAGAALADA KISMANYO. (DAAWO SAWIRO).

Suuqa-weyne ee magaalad Kismaanyo ayaa waxa laga dareemayaa diyaar garoow xoogan oo dadweynihu isugu diyaarinayaan farxadda maalinta ciidul Adxada oo maalma koobani ka harsanyihiin.

 

Mar aan booqday suuqa dharka lagu ii biyo ee bacadlayaasha ayaa waxaa aad u dhoobna dadweyne  kala boobayey dharka bacadlayasho iibinayey iyo weliba qalabka kale ee lagu ciido sida kuwa caroorta lagu cayaarsiiyo oo ay kamidyihiin baastooladaha, gawaarida, boon balayaasha IWM.

Xaalada magaalada kismaanyo oo dhicankasta kagedisan xaaladihii  kala duwanaa ay horay u soo martay  ayaa waxaa laga dareemaya isbedel weyne, haba ugu horayo isbedelka suuqweyneha magaalada  oo loosamayey hoolal-waaweyne oo lagu ganacsado.

 

Udiyaar garooga farxada ciida ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa magaalada  kismaanyo sixoogan oo farxadi ku dheegantahay iyado dhanka mamankana siweyne waxlooga qabtay kadib markii maamulka  jubaland uu dhowaan magaalad ku dhexsiidayey  ciidamo sigaar ah loogu xilsaaray  sugida amaanka magaalad lagana saaray qaybihii kale ee ciidammadda.

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag