Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhii raajicuun Ibraahim Ceelaabe Xuseen oo ku geeriyooday magaalada Jijiga.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa saaka waa barigii saacada Geeska Afrika Magaalada Jijiga ku Geeriyooday Ibraahim Ceelaabe Xuseen oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Soomaalidu dagto gaar ahaan Gobolada Waqooyi.

Alle ha unaxariistee Ibraahim Ceelaabe Xuseen waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl.

Waxaa si gaar ah loogu tacsiyeynayaa Xaaskiisii Caasha Cawil, dhamaan Ilmo Ibraahim Caylaabe Xuseen iyo Tubeec Yuusuf  Cabdi, Geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee Ibraahim Ceelaabe Xuseen waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo

Aamiiin.Aamiin. Aamiin.

Sidoo kale Dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi Iidle, reer Cali Abokor iyo reer Cali Cawl Xuseen ayaa halkan tacsi uga diraya dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum Ibraahim Ceelaabe Xuseen Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan Reer Ceelaabe Xuseen-na samir iyo Iimaan kasiiyo. Aamiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag