Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ducaale Ahmed Wali oo ku geeriyooday Addis Ababa.

Waxaa Shalay ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya  Allaha u naxariistee Ducaale Ahmed Wali oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.

Hadaba waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay dhamaan Maamulka iyo Howlwadeenada Hay’ada Waxbarashada iyo Horumarinta Reer Miyiga ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano SCERDO iyagoo tacsi udiraya ehelkii, qaraabadii & caruurtii uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Ducaale Ahmed Weli waxay ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo Aamiin.

Waxay si gaar ah Tacsi ugu dirayaan C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji) oo ah Madaxweynaha Hay’adda SCERDO geeridii ku timid Adeerkii Ducaale Ahmed Wali oo shalay ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply