Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ahmed C/casiis Warsame oo ku geeriyooday Hargeysa.

Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa  Allaha u naxariistee  Ahmed C/casiis Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Khaatumo.

Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl. Taariikh nololeedkii Marxuumka oo faahfaahsan dib ayaanu idinka soo sheegidoonaa.

Waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi, Reer Cali Cawl, Reer Yuusuf Geedeeye, Reer Cali wadaad gaar ahaan Aqoonyahan C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji), Abdulkadir Kaarshe, Khaalid Saalax Lacle, Cawil Cali (Oday Khaatumo), Mohamud Cali Ayax, Maxamed Ismaaciil Buuni, Ismaaciil Xasan (Ismail Sanlooran) iyo Luul Ibraahim, iyagoo tacsi gaarsiinaya dhamaan Reer C/casiis Warsame meelkasta ay joogaan iyagoo uga  tacsiyeyneyna Geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo.

Aamiiin.Aamiin. Aamiin

Sidoo kale Shaqaalaha Ceegaag.com ayaa halkan tacsi uga diraya qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardowso kawaraabiyo. Aamiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply