Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun: Eng. Maxamed Siciid Cali Baale oo geeryooday

Waxaa anaga oo ah jaaliyada reer Boston siiba Cabdulaahi Gurxan iyo Xaaskiisa Sahro Warfaa, Faysal Warfaa iyo Xaaskiisa Fardowso Suldaan, Maryan Gaas, Luul Dhuux, Libin Bardo Cad, Maadeeq Camshuluq, Maxmuud Warfaa iyo xaaskiisa Nasro, Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir, Mahad Bardo Cad iyo Xaaskiisa, Siciid Xasan iyo Xaaskiisa, Sheekh Yuusuf iyo Xaaskiisa, Tacsi u diranaa Hooyo Khadro Aadan Nimcaale, Cabdirisaaq Cali Baale, Malyuun Xasan Cali Baale iyo dhamaan reer Siciid Cali Baale anaga oo uga tacsiyadeenana geerida xaqa ah ee ku timid Marxuum  Maxamed Siciid Cali Baale.

Waxaan Illaahay uga baryanaa Marxuumka inuu janadii Fardowso ka waraabiyo eheladii iyo Qaraabadana Samir iyo iimaan kasiiyo AAMMIINN AAMMIINN AAMMIINN .

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply