Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun: Bishaaro Ibraahim Cali oo ku geeryootay Muqdisho.

Anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan halkan tacsi uga diranaa Faarax Cadde, caaqil Maxamed Cadde iyo dhamaan reer Cadde anaga oo  uga tacsiyadeenana geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Bishaaro Ibraahim Cali oo shalay ku geeryootay magaalada Muqdisho. Waxaa kale oo tacsi nasoo gaadhsiiyay Cabdicasiis Cali Cawl, Bashiir Xasan Muuse Cawl, Maxamuud Maxamed Cali Ayax, Xidig Xayraan, Maxamuud Maxamed Aadan (Lafoole yare) iyo C/Ladiif Ismaaciil Abokor  sidoo kale waxaa tacsi reer Cade u diraya Cali Cawl Xuseen iyo Caruurtiisa, Axmed Cali Abokor iyo Caruurtiisa, Jamaal Xaaji Cali iyo dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi, Gen.Maxamed Cali Abokor iyo Dhmaan reer Cali Abokor. Dhamaantayo waxaan ilaahay uga baryanaa Inuu Abshiro u danbi dhaafo Janadii fardowsa ah ka waraabiyo marxuumadaa eheladeedana samir iyo iimaan  kasiiyo AAMMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag