Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN (Cabdicasiis Nuur Xirsi oo Galabta Geeryooday).

Waxaa Isbataalka Cambridge Hospital ee magaaladan Boston ku geer yooday Alle ha u naxariistee Cabdicasiis Nuur Xirsi oo ka mid ahaa madaxdii Soomaaliya Lixdameeyadii Baarlamanteeriyan, todaabaataneeyadii Wasiirnimo.

Anaga oo ah bahda Ceegaag Waxaan halkan Tacsi uga diranaa Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum Cabdicasiis Nuur Xirsi, Sidoo kale waxaa tacsi taa lamida udiraya Cabdulaahi Gurxan, Cabdirisaaq Cali Baale, Cabdiraxmaan Indhomaleh, Cabdinaasir Jaamac Guray, Maxamed Xuseen(EERKALO). Waxaan dhamaantayo ilaahay uga baryanaa in marxuum Cabdicasiis naxariistii Jano ka waraabiyo qorskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasii yo AAMMIINN.

Waxaa kale oo tacsi diraya Siciid Axmed iyo Xaaskiisa oo ilaahay uga baryaya in Marxuum Cabdicasiis Illaahay janada ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiisiina samir iyo iimaan ka siiyo AAMMIINN.

ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply