Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Daahir Suldaan Seed oo ku geeriyooday dalka Djibouti.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxa shalay cisbitaal ku yaala  magaaladaDjiboutiee caasimada dalkaDjiboutiku geeriyoodey  ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed. Alle ha unaxariistee Marxuum Daahir Suldaan Seed ayaa ku caanbaxdey Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl,

Hadaba waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa reer Suldaan Seed Cige, gaar ahaan Cilmi Suldaan Seed, Ilma Yusuf Suldaan, Ilmo Axmed Suldaan, ilmo Cabdi Suldaan iyo Ilmo Guray Suldaan anagoo uga tacsiyeynana geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Daahir Suldaan Seed  oo ku geeriyoodey magaalada Djibouti.

Waxaa sidoo kale tacsi nasoo gaadhsiiyay:

Dr. Cali Cawl Xuseen iyo marwadiisa & caruurtooda,

Tubeec Yuusuf iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda

General Maxamed Cali Abokor (J.Qowle),

Jamaal Xaaji Cali, xaaskiisa iyo caruurtooda

Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

Abdullahi Gurxan iyo marwadiisa Sahra Abdullahi Warfaa iyo caruurtooda.

Axmed Cilmi iyo marwadiisa Luul Dhuux iyo caruurtooda.

Naciima Yusuf iyo odeygeeda iyo caruurtooda

C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji), xaaskiisa iyo caruurtooda

Abdirahim Mohamed Ismail Jiir

Abdirisaq  Mohamed Ismail Jiir, xaaskiisa iyo caruurtooda

Xaali Xasan Xaaji iyo caruurteeda

Daahir Warsame Rooble iyo marwadiisa Hodan Tubeec Yuusuf

Maxamed Muxumed Aw-xuseen iyo Marwadiisa Ifraax Muuse Caalin

Maxamuud Muxumed Aw-xuseen (Diyaare) Marwadiisa Samsam Yuusuf iyo Caruurtooda

Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa Khadra Omar

Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda

Idiris Axmed Hodde iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda

Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan

Cabdi Muuse Faarax iyo Marwooyinkiisa (Sado & Saynab) iyo Caruurtooda

Kaltuun Muuse Caalin iyo Odaygeeda

Rashiid Muuse Ismaaciil iyo marwadiisa Busaad Cali Kaariye

Muuse Caalin Cawaale iyo Marwadiisa Canab Axmed Hode iyo Caruurtooda

Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale

Cali Jaamac Xayd iyo Marwadii ina Ciise Iimaan iyo Caruurtooda

Waxay Eebe uga baryayaan inuu qabrigiisa u Waasiciyo, Janadii Fardawsna ka waraabiyo, Reer Suldaan Seed-na Samir iyo Iimaan ka siiyo AAMIIN.

Sidoo kale bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya qoyska Reer Suldaan Seed  iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply