Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo geeriyoodey.

Waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska manta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee C/raxmaan Xaaji Nuur (Shagaxle) oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo.

Hadaba anaga oo ah bahda Ceegaag.com Waxaan halkan Tacsi uga diranaa Qoyskii iyo qaraabadii Marxuum C/raxmaan Xaaji Nuur,  Waxaana ilaahay uga baryanaa in marxuum Cabdiraxmaan naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina  Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMMIINN.

Sidoo kale Waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay General Maxamed Cali Abokor (Qawle), Cali Cawl Xuseen iyo Reerkiisa, Hussein Fiin iyo xaaskiisa, Jamaal Xaaji Cali iyo xaaskiisa, C/qafaar Cali Wadaad (Xaaji) iyo xaaskiisa iyo Liibaan Fiin iyagoo tacsi u diraya Qoyska Reer Xaaji Nuur  iyo shacabka Khaatumo-ba,  Marxuumkana ILLAAHAY uga baryaya inuu U danbi dhaafo AAMMIIN……

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply