Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hooyo Carfoon Cabdi Maxamuud oo ku geeryootay Muqdisho

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa magaalada Muqdisho  ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Carfoon Cabdi Maxamuud oo ah Hooyadii dhashay Suldaan Mahdi Cali, dhamaan Jaaliyada reer Boston iyo Shaqaalaha Shabakada Ceegaag, Aniga oo Xuseen Fiin ah waxaan Tacsi u diranaa Suldaan Mahdi iyo Walaaladii iyo Eheladii ay ka geeryootay Marxuumad Carfoon Cabdi Maxamuud.

Marxuumad  Carfoon Cabdi Maxamuud waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo. Aamiin.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply