Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo si kulul uga jawaabay Hajabaadii dagaal oogaha Hargaysa ee Muuse Biixi.

Sool, Isniin Jan 30, 2023. Gudoomiyaha hogaanka SSC ee Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo ka jawaabay hadalka ka soo yeedhay horjoogaha Gooni goosatadda gobolka Waqooyi Galbeed Muuse Biixi. Mudane Bashiir ayaa sheegay in dadka SSC ay dagaal u diyaar garoobaan iyo siddii Argagixisada SNM looga saari lahaa Gobolka Sool. Waxaa in dhawayd Jirtay in malayshiyaadka Argagixisada SNM ay isku soo urursanayeen Gobolka Sool iyo nawaaxigiisa. Waxaa muhiim ah in difaaca magaladda Laascaanood la adkeeyo. ayuu yidhi gudoomiye Bashiir. nala Daawo.

Xigasho: Darwiishtv

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply