Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hogaamiyaasha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo Gen. Fartaag oo Gaadhay Muqdisho

Maamulka Jubbaland ee laga yagleelay Kismaayo oo ay herdin siyaasadeed iskala hor yimaadeen Dawlada Soomaaliya, kuna heshiiyeen wiigii hore Magaalada Adisababa ayaa maanta tegay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyay hab  wasuuruldawleed ah.

Dhinaca kale waxaa socda abaabul ladoonayo in dib loogu guryo noqdo magaalada Kismaayo si ay u noqoto caasimad ay dadka qurbuhu usoo magaaleestaan.

Daawo Sawirada

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag