Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo iyo Taageero Gudoomiyaha cusub ee Ceegaag Development Organization Mr. Abdikahin Omar Salwe.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mr. C/xakiin Cumar Gowl (Salwe) oo maanta oo ay taariikh-du tahay November 22, 2014 loo doortay inuu gudoomiye ka noqdo ururkaas kadib markii gudoomiyihii hore ee Ceegaag Development Organization Mudane Faarax Cade Faarax loo magacaabay wasiirka Arimaha bulshada ee maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia.

Gudoomiyaha cusub Mr. C/xakiin Cumar Salwe waxaan leenahay ALLE hakula garab qabyto xilkaas cusub ee laguu magacaabay, waxaana kugu baraarujineynaa inaad kasoo baxdo waajibaadka laguu igmaday.

Guddiga Ceegaag Development Organization.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply