Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Arooska: Axmed Cabdulahi Maxamed iyo Najax Maxamud Xabeeb

Waxaanu hambalyo iyo tahniyad udiraynaa Arooska Axmed Cabdulahi Maxamed iyo Aroosada Najax Maxamud Xabeeb oo xaflda arooska iyo nikaaxooda uu ka dhacaya magaalada Boston ee  Gobolka Massachusetts ee wadankan Mareekanka.

Anagoo kala ah:

Reer Aadan Cabdule Cusmaan (Aadan Cade)

Aabe Maxamamud Xabeeb Cismaan
Hooyo Caasha Salaan Cismaaciil
Dr. Maxamed Maxamud Xabeeb iyo xaaskiisa Muna
Xaaji Maxamed Xaaji Xuseen Cismaan
Hooyo Fadumo Cabdigaab
Adeer Maxamed Nuur Cismaan 
Cismaan Xaaji Maxamed Xaaji Xuseen
Adan Xaaji  Maxamed Xaaji Xuseen
Amina Xaaji Maxamed Xaaji Xuseen
Laylo Xaaji Maxamed Xaaji Xuseen
Cabdulkadir Xaaji Maxamed Xaaji Xuseen
Suldaan Mahdi Axmed Cali iyo xaaskiisa Amina Axmed
Maxamed Mahdi Axmed Cali
Suldaan Cali Nuur Afrax
Cabdulahi Sheikh Cali
Beelo Maxamed Xaaji
Sahro Cawad Salaan
Ing.  Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir
Islow Cabdurahman Maxamed Maxamud  (Hiiraamoow) iyo Xaaskiisa Deeqa Canshuur Cali

Waxaanu urajaynayna wiil iyo caano iyo gabar iyo caano. Sidoo kale bahda Ceegaag waxaan leenahay arooska iyo aroosada BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin.

Daawo Sawirada

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag