Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Arooska Abdullahi Hassanley & Ayan Adahir Aden oo uu arooskooda ka dhacay Magalada Boston

Waxaa Hambalyo iyo tahniyad loo diriyaa Abdullahi Hassanley & Ayan Adahir Aden oo uu arooskooda ka dhacay Magalada Boston ee cariga Maraykanka tariikhdu markay ahayd May 3, 2015.

Dhamaan reer Hassanley , reer Aden Gurey, reer Aways Sheegow iyo asxaabta waxay Tahand iyo Hambalyo u dirayaan labda caruus Ayan iyo Abdullahi.

Waxayna leeyihiinahay;  Reerkii lagu nastee, Lagu negaadee, Wada jiree Nabad-gala Allahayow idinka yeel! Ilaahay ubad kheyr-qaba iyo nolol naruuro lehna ha idinku gallado! aamin aamin aaamin.

Hassan A. Aden
Entrepreneur and Accounting Professional
Email: saden40@gmail.com
Mobile: (508) 942-1691
Fax: (781) 272-2295

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply