Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guusha shirkii Jigjiga ee reer Khaatumo laga dhaxlay

Jigjiga: Sabti. Jamadul Al-Awal 23, 1444 H. oo ku aadan Dec 17, 2022 Miilaadiga: Waxaa na soo gaadhaya tahniyadaha iyo taageerada wayn ee shacabka Soomaaliyeed u dirayaan Gollaha Issimada, siyaasiyiintii, culimaddaii, haweenkii iyo dhalinyaradii reer Khaatumo ee go’aanadii wax ku oolka ahaa kasoo saaray shirkii Jigjiga oo kubaaqay si midnimada umada Soomaaliyeed loo adkeeyo meeshana looga sooro kala qoqobka dawlada Soomaaliya in gabi ahaan awood ciidan lagaga sooro cidkasta oo midnimo diid ah deegaanada Khaatumo oo ay ugu hereeso caasimada Laascaanood.

Waxaan shacabka soomaaliyeed lawadaaganaa sida xaalka jawiga gabogabada shirkaasi ahaa.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply