Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoonka Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo Gacmaha Kawada Hadlay

Kadib markii xildhibaano muxaafidiina oo ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ay keeneen in dadka rayidka ah lagu wareejiyo hanti dawldeed sida Hamaha shiidaalka Berbara oo ay ka horyimaadeen xildhibaanada Mucaaradku ayaa waxaa Mooshinkaa isku dayay inuu gacan bidixeeyo Gudoomiyaha Golaha wakiilada maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro taasoo keentay in kuxigeenkiisu Baashe Cali Jaamac kula qabsado go’aankaa oo uu sii wado Mooshinka intaa dabadeed waxaa dhacay wax ayna marna reer Somaliland filanayn taasoo soo Afmeertay hungurigii uu u qabay Cabdiraxmaan Ciro inuu qabto Talada Maamulkaa Gobolada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya.

Daawo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply