Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudoomiyaha Gudigga Hogaanka SSC Ee Khaatumo oo shir jaraa’id qabtay.

Laascaanood:Sabti Jan 07, 2023. Shir Jaraa’id oo uu qabtay hogaamiyaha SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ayaa uu kaga waramay xaalada magaalada Laascaanood iyo waliba xaalada guud ee Soomaaliya siiba tan SSC Khaatumo.

Daawo

Xigasha: Xafiiska warfaafinta ee SSC Khaatumo.

ceegaag.cin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply