Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

GUBA-3 oo dib loo furay Abwaan Heelaale oo usoo gabyay Dhulbahante iyo Abwaan Boos oo u Jawaabay

Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale ayaa bilaabay tix la magac baxday Gudd-gude oo daba socota tixiihii Guba. Abwaan Heelaale ayaa sheegay in Qarni ka dib ay lama huraan noqotay in ay burqato tixda Gudd-gude una gabyay Dhulabahante isaga oo ku dhaliilaya Haysashada ay beesha reer Sheekh Isxaaq haystaan deegaanadooda Khaatumo. Abwaanka ayaa si toos ah ugu dhaliilay Horgalada mijinta qaadka ah siistay dadkooda ee kusoo gaardinaya dadkooda.Abwaanku waxa uu yidhi Abwaan Axmed Sheekh Cali Heelaale

Hadaba waxaa Gabaygaasi Dhankasii Uga Soo Jawaabay Gabay La yidhaahdo GANTAAL Abwaan C/rashiid Jaamac Boos oo tilmaamaya in dagaalka lagu haysto Deegaanada KhaatumoIsaaq u dhanyahay balse ay tabayaan taageerada beelaha Daarood siiba tan hartiga Daaroodka intiisa kale iyo tan ogaadeenba. Abwaanku waxa uu yidhi Abwaan Crashiid Jaamac Boos

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply