Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Garaadka Guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali oo Awood Ciidan iyo Mid Shacab kusoo galay caasimada Laascaanood


Kalabaydh 01/23/2023. Garaadka Guud ee SSCD Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa qudbad u jeediyay reer Kalabaydh isagoo Jamaahiirta kula hadlay barxada Degmada Kalabaydh waxaana hadaladiisa kamid ahaa”Haddii 1960 Aabahay aad ka diideen laa yaa Garaad maantana aniga leh laa yaa Isaaq, Dhulkayaga anaga ayaa u talinayna Hargaysa looga talin maayo shirka Laascaanood ka furmaya waxa looga arinasanayo fariidna waa og yahay nacasna loo sheegi maay”.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply