Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

‘Gaalkacayo lama kala dhexmarinayo darbi Qabiil’ Ergada Rasmigaah degmada Waqooyiga Gaalkacayo ee ka qayb galasa Shirka Maamulu dhisida Gobolada Dhexe.

Argada Gaalkacayo iyo dhamaan Gobolka mudug qaybtii ka tirsanaan jirtay Maamulka Puntland ayaa caqabado kala kulmay shika Cadaado ee maamulka loogu sameenayo gobolada dhexe Soomaaliya. Dawlada Federaalka ayaa doonasa in ay maamul u samayso Mudug iyo Galguduud taa soo ay ka biyo diiday Puntland oo iyadu ka arimasa qaybo kamida Gobolka Mudug. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa lagu soo waramayaa inuu diiday inuu qaabilo ergooyinka reer Mudug ee u ololeenaya in mudug lawada raaciyo meel uun sida Puntland ama Maamulka cusub.

Hadaba Ergadan oo ka kooban bulshada qaybaheeda kala duwan kuwoodii ugu mudnaa ayaa uga waramay xaaladooda madasha 60-ka oo lagu gorfeeyo arimaha siyaasada Soomaaliya. Waraysigan ayaa ah mid xasaasi ah meelo badana taabanaya ee dhagayso adiga oo maskaxdaadu furan tahay balse aan qufulin qufulkana uusan kuu hayn qafkale.

Waxayaabaha aad ka dheehan karto waxa ugu muhiimsan Hooyadii Federaalka Soomaaliya oo federaalayntii dalku dib ugu soo noqotay. Soomaaliya horay ayaa looga dadaalay in Goboladu aysan noqon qariidad kala xadaysa Qabaailada, Qaybiilaysi iyo Qaranimo madaxa iskula jira ka dhagayso Waraysigan…Ergada Shika Cadaado ee ka socota Deegaanadii horay uga tirsanaa Maamulka Puntland

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply