Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Farmaajo yuu ku tilmaamey in shirka Maamul u sameynta Gobaladda Dhaxe uu ka socon la’ yahay??

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka loogu dhisaayo Mudug iyo Galgaduud ay jiraan shaqsiyaad ka tirsan dowladda Soomaaliya uu ka socon la’yahay.

Farmaajo waxa uu shaaca ka qaaday in Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ay yihiin kuwo ka caga jiida in ay shirkaasi ka runsheegaan ayna dooneyn maamul halkaasi laga hirgaliyo. Shirka Cadaado ka socda ayaa dhowr jeer waxa dhacday in ay isaga baxaan odayaal iyagu dhaliilay qaabka wax loo wado.

Dhagayso. Raysalwasaare Farmaajo iyo Gobolada Dhexe

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply