Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faah faahinadii ugu Danbeeyay Dagalkii ka Socday Kismayo oo soo Gab Gaboobay(Akhri)

Manta oo ah maalin Axad ah Taarikhdna ku beegantahay 30/06/2013 dagaladii Kismayo oo lagu kala adkaaday.

Kadib dagaal qaatay maalmo ayaa waxa uu ka socday Magaalo madaxda Gobalka Jubbada Hoose ee kismaayo ,

Dagaalkas oo uu dhexmarayay Ciidamada daacada y ah Bare Aadan shire Bare Hiiraaale iyo Ciidamada aay sida gaarka u leeyihiin Maamul Gobaleedka Jubbland,

Dagalkan oo soo socanay mudo, dhowr wajina lahaa ayaa manta guul kusoo gabagaboobay wajigiisii ugu danbeeyay

Sida aay wararku sheegayaan waxaa qeeb ka ahaa Cutubyo ka tirsan xoogaga Al Shabbaabiyo ciidamo kala tabacsanaa Cabdi Baaley iyo Iftiin Xasan Baasto,  ayagoo dhamaantoo weerar ku ahaa Maamulka Curdanka ah ee Jubbaland uu hogaanka u hayo Axmed Max’ed Islaam Axmed madowbe.

Magalada Kismaayo oo  aad uu usaameyay dagaaldii ka dhacayay gudaheeda,

Inta la’ogyahay waxaa ku geeryootay shacab gaaraya ilaa iyo 16qof tiro intaa kabadana aay taalo goobaha cafimaad,

Waxaan mar booqday qoosaskii uu Hoobiyaha ku dhacay waxay ii sheegeen dadkii dariska ahaa qooska in uu ka koobnaa Todobo qof intoodana in uusan midna ka badbaadin, waxaa taas oo kale ahayd qooskale oo ayagna u dhawaa waxayna ii sheegeen “  waxa aay ahayeen 4 caruur ah, Aabihii iyo Hooyadii dhalay  Hoobiyihii baa ku soo dhacay waxaana waxaan dharbiyada ka soo aruurinaya labdii wali ee dhashay caruurtan yar yar Farta caruurna waxbo kuma noqon”.

Qasaaruhu intaa waa uu kabadnaa waxaana jira in ay dhibaatoouinkan ka dhacay kismaayo aay soomaleegatay Dowlada soo maaliya.

Waxaa maanta gabi ahaanba magalada gacanta ku haya Ciidamda maamul Gobaleedka Jubba land,

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxa aay noo sheen in aay in uu ku dhntay wiil uu dhalay Bare Hiiraale asgana uu dhawac xun kasoo gaaray dagaalkaas

Ciidamda dowlada Kenya oo gacanta ku dhigay Qaswadayaal Bare Hiiraale, Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baaleey….

 

Office Ceegaag online

Kismayo-Somalia

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag