Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ergada Goldogob ee shirka Cadaado oo lagu waraystay Madasha 60-ka

Maanta oo Axada May 17,2015  saacadka hor galinkan danbe ayaa waxaa madasha 60-ka lagu waraystay Taliyihii hore ee ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland Jeneraal Jaamac Maxamed Axmed ‘Sandaqad” oo ku nuux nuuxsaday inay gabi ahaanba reer Galdogob isaga huleeleen maamulka Puntland una diga rogteen maamulka GalMudug ee gobolada dhexe loogu yagleelayo Maamul ka koobnaan doona Mudug iyo Galguduud.

Waxaa kale oo warysiga ka qaybqaatay Garaad Maxamed Cabdilaahi Cismaan oo ah madaxa ergada beesha Leelkase ee gobolka Mudug waraysiguna waxa uu u dhacay sidatan Dhagayso: Wareysi xaasi ah Gudomiyaha Ergooyinka Beesha leelkase General Jamac Sandaqad.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply