Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ergadii dooratay Madaxweynaha Juubland oo mudo 20-cisha ah ugu dartay(DAAWO SAWIRO).

Ergadii doorataya Axmed Islaam Axmed Madowbe oo manta shir isku yimid xarunta jamacada magalada Kismaayo,

waxaa halkaaasi ka hadaly Shir gudoonka Maamulka Jubbland Macalin Maxamed oo sheegay in ay manta ku beegantahay malintii uu madaxweynaha ku dhawaqi lahaa Golaha baarlamaanka iyo Wasiirada Maamulka Jubbland,

ugu danbeentii Macalin Maxamed waxa uu ka codsaday Ergadii halakaasi iskugu timid in madaxweynaha waqtigii uu ku soo magacabi lahaa Golaha Wasiirada  looga dhigo mudo labaatan cisha ah (20-maalmood),

Ergadii halakaas oo garaysay 429-Ergo ayaa ansixisay codsigii uu soo gudbiyay Gudomiyaha Shirka Maamul usameenta Jubbland Maclin Max’ed, sidoo kale waqtigan ayaa ah kii ugu danbeyay ee loogu daro Madaxweynaha maamul Gobaleedka Jubbland.

.

Ceegaag Online

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag