Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Duqa Magaalada Koonfurta Portland ee gobolka Maine Deeqo Dhalac oo soo gaadhay Magaalada Boston.

Boston March 26, 2022. Waxaa magaalooyinka dalkan Maraykanka ka bilowday is abaabul ay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan isu abaabulayaan inay ka dhex muuqdaan talada wadankan maraykanka maadaama ay ka dhex muuqdaan dhamaan qaybaha kala duwan ee mushtamaca Maaraykanka.

Dhaqdhaqaaqan siyaasadeed ee jaaliyadu ka wado Marykanka siiba kan magaaladan Boston ayaa waxaa haatan majaraha u haya Siciid Cabdikariin oo u tartamayay inuu xubin ka dhoqdo gudiga magaalada(City Consular) kal hore, isaga ayaana u yeedhay Duqa Magaalada S. Portland Deeqo Dhalac si ay ula kulanto jaaliyada maanta.

Kulankan ayaa ah mid is xog waraysi ah balse Jaaliyada ayaa kulan balaadhan la yeelandoona masuuliyiinta gobolka Maine oo iyagu ku guulaystay inay ku biiraan siyaadasada gobolkaa balse maanta ayaa la filayaa in layska xog wareesto sidii reer Boston ugu biiri lahaayeen siyaasada Gobolkan Massachusetts.

Daawo qaarkamida Jaaliyada oo casho sharaf u sameeyay Duqa Magaalada S. Portland ME.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply