Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay November 23rd  sanadka 2017 ku geeryooday magaalada Hargeisa,  ALLE ha u naxariistee Dr. C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo ka mid ahaa Dhakhaatiirta ugu magaca weynaa gobollada waqooyi ee Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Khaatumo.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Maxamuud Cali Saxar gaar ahaan ilma Dr. C/rashiid Maxamuud oo uu ka geeriyooday Dr. Abdirashiid Maxamuud Cali Saxar sidoo kale Madax dhaqameedka iyo waxgaradka degmada Ceegaag ayaa tacsi u diraya qoyska reer Maxamuud Cali Saxar iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

Waxaa kaloo Tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi, iyagoo tacsi u diraya Qoyska Reer Maxamuud Cali Saxar Marxuumkana ILLAAHAY uga baryaya inuu U danbi dhaafo AAMIIN…

Sidoo kale Dr. Cali Cawl Xuseen iyo Reer kiisa ayaa u tacsiyadeenaya Reer Maxamuud Cali Saxar waxayna leeyihiin geeridu waa xaq ee Samir iyo Iimaan ALLE hanaga wada siiyo…Aamiin

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply