Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Oog oo Dilkii Maxamuud Jamali iyo Max-amed Quule oo nabad lagaga qaatay

Ceegaag:May 15, 2015 Magaalada Oog ayaa lagu soo gabo gabeeyay Shir mag lagu kala qaadanayay oo ay beelaha Reer Ceegaag iyo Reer Oog Dilkii November 02, 2012 abaarihii 3:00 habeenimo loogu gaystay Tuulada Oog  Maxamuud Jamali iyo Maxamed Quule oo markaa waday gabadh laga baqayay inay is umul raacdo iyaga oo ku waday magaalada Burco.

Shirkan ayaa waxaa xigi doona shir kale oo mag lagu siin doono beelaha reer Oog oo Iyana laga dilay nin taasoo lafilayo inay soo afjarto xisadii colaadeed ee dhex tiilay beelaha reer Ceegaag iyo Oog.

Daawo Warmurtiyeed aan horay uga daabacnay dhacdadan:

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply