Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Cabdi Rashiid Xidig ayaa soo garay Magalada kismaayo.(Dhageyso+Sawiro)

wafdigaan xildhibaanada ah ee ka tirsan baarlamaanka Dawlada Fardaraalka ah ee Soomaaliya ee maanta soo gaaray magaalda Kismaayo ayaa waxaa ay ka soo kici timeen magaalada caasimada ah ee Muqdisho,
mudanayaashan aya markii ay ka soo dageen garooka diyaaradaha ee magaalda Kismayo halkaa ku soo dhaweeyay musuuliyiin ka socota maamulka goboleeda Jubbaland .
soo dhawayn ka dib waxaa wafdiga ka socday Dowalda Fadaraalka ee Soomaaliya la geeyay mid ka mid ah goobaha nasashada  ee garoonka diyaadaha ee magalad Kismayo.
waxaan ugu horayn wafdiga magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay afahayenka maamulka Jubbaland Cabdi Naasir Seraar Maax ,
intaasi ka dib waxaa warbaahinta la hadlay xildhibaan cabdi rashiid xidig waxaana uu ka warbixyay safarkiisa uu ku yimid magaalad Kismaayo.
ugu danbayntii waxaa hadlay gudoomiyha arimha bulshda ee magaalada Mismaayo Cabdullahi Khaldaan waxaan uu ka hadalay imaansha wafdiga kismaayo iyo sidoo kale markab raashinka waday ee laga soo celiyay puntaland oo uu sheegay in uu haatan ku soo wajahanyahay magaald Kismaayo.

HALKAN KA DHAGEYSO

 

Ceegaag Online-Kismayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag