Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlay goorta lagu dhawaaqi doono Baarlamanka iyo Golaha Wasiirada.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii uu magaalada ka maqnaa muddo 45 cishe ah.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo, iyadoo ay halkaas ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

waxa uu si toos ah ugu gudbay xarunta madaxtooyada , asagoo wareysi kooban siiyay saxafada.

Sikastaba, Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay inuu dhowaan guda geli doono dhameystirka qeybaha kale ee ka harsan maamulka Jubbaland sida Baarlamaanka iyo Golaha wasiirada Jubbaland.Hadalka madaxweynaha hoos ka dhagayso

HALKAN KA DHAGEYSO

si kastaba ha ahatee madaxweynaha ayaa looga fadhiyaa in uu soo dhamaystiro inta ka dhiman maamulka Jubbland ee uu madaxweynaha u yahay.

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag