Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO:Madaxweynaha Jubbland oo kormeer ku marayaay goobihii ay dagalda saameyeen, kana wr bixiyay safar kiisii iyo Dowlada Soomaaliya. (Filo Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe ayaa goobaha uu manta kormerka ku sameyay waxaa ka mid ah dhismihii hilibka l’oda ee warshada ee magalda kismayo  iyo Hotel Tawakal, oo labaduba kamid ahaa goobihii uu dagaalku ka dhacay bishii lasoo dhafay uu ku dhexmaray ciidamada maamulka Jubbland iyo ciidamo uu hor kacayay Coll Bare Hiiraale.

Sidoo kale waxaa kaloo uu booqday Madaxweyna Saldhiga booliska ee magalada Kismaayo, Halkaasi uu kulamo ku aadan amniga ku la qaatay saraakiisha ciidamda Maamulka Jubbland.

HALKAN KA DHAGEYSO

[audio:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/08/kormeerka-madaxweynaha11.mp3]

Madaxweynaha ayaa hadal uu saxafada siiyay waxa uu ka hadalay kormeerkiisa manta uu ku marayo qeebo ka mid ah magalada Kismayo, asagoo u tacsiyeyay dhamaan dadkii ku waxyeeloobay dagaalkii dhawaan dhacay.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay wadahadaladii u socday Dowlda Faderalka ee soomaaliya in ay meel fiican marayaan.

Ugu danbeentii waxaa kormaeerkiisii ku wehelinayay ku xigeenkiisa Genl Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Farataag iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah maamulka Jubbland, kormeerkan ayaa noqqnaya kii ugu horeyay tan iyo in uu dib ugu soo labtay magalada kismayo.

(Filo-Sawiro)

Kismayo-Somalia

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag