Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam “Dowlada Dhaxe ee Soomaaliya aad baan ugu mahadcelinyanaa aqoonsiga Maamul Gobbleedka Jubba..” (Daawo Sawiro)

Madaxwyne Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe oo manta shir jaraa’id ku qabtay Dhismaha madax tooyada cusub ee dhawaan gacanta laga qaaday magalada Kismaayo.

Asagoo ka hadaly arimo ay ka mid yihiin in ay soo dhaweynayaan ugana mahadcelinayaan DF Soomaaliya aqoonsiga maamul Gobaleedka Jubba, Madaxweynha ayaa sidoo kale tilamaamay in goordhw la dhameestiri doono inta ka dhiman maamulka Jubba.

HALKAN KA DHAGEYSO

[AUDIO:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/09/AXMED-MADOWBE.mp3]

Sikastaba ha ahaatee, madaxweyne Axmed Madowbe oo ka warbixiyay sababihii loo dhamaystiri wayay maamulka Jubba oo ka mid tahay in la aqoonsado Maamulka Jubba , asagoo ku sii daray in ay goordhw aadi doonaan magalada casimadaha ah Muqdisho.


Ceegaag Online-Kismaayo

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag