Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Axmed Madowbe oo sheegay goorta lagu dhawaaqi doono xubnaha ka dhiman maamulka KMG iyo kuwa kale.

Axmed Madoobe shirkiisa jaraa’id uu kaga hadlay shirkii dhaqaalaha loogu aruurinayay dib u dhiska Soomaaliya ee uu kaga qeyb galay magaalada Burasali ee wadanka Biljimka.

sidoo kale waxa uu soo hadalqaaday in aysan ka qeybgali doonin shirka ka dhici doona magaalad muqdisho 21 october, waxaa kale oo uu shirkiisa jaraaid ku sheegay in uu soo dhaweynayo dhalanyarad la socoto Al Shabaab.

HALKAN KA DHAGEYSO

ugu danbeyntii waxa uu sheegay inuu goor dhaw ku dhwaaqi doono maamulka ku meel gaarka ah ee jubba.

Ceegaag Online-Kismaayo.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag