Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhacdo Ugub ah: Markabka haka soo dagina ISAAQ matihiidiine Barbara, Gacmo furan kusoo dhawaada iyo Wadankiinii Boosaaso.

Berbara  May 29 2015.   Wasiirka arimaha Gudaha ee Puntland Axmed Garaash oo dadka Ka dhex-muuqda iyo Somaliland oo dadkii markabka udiiday inay kasoo dagaan oo Soomaali iyo Isaaq ukala saartay dadkii Yamaniyiinta u ogolaatay inay Markabka kasoo degaan Daawo Adigaa yaabiye.

Dhacdadan ayaa ugubku ah mandaqada Soomaalida in dadka loo kala sooro Qabaailada oo ah arin cadaynasa cawaaqib xumadawaxa looguyeedhay Federaalka

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply