Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Qarax ka dhacay magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

waxaa Goordhowyd oo maanta ha uu qarax ka dhacay Gudaha magalda kismaayo.
Qaraxn ayaa laga maqalayay dhamaan shanta xafadood ee magalada kismaayo, qaraxan oo ahaa miina dhulka lagu aaso ayaa lala damacsanaa Kolonyo uu la socday Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubba Gen Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Farataag iyo Qaar kamid ah Ciidamada AMISOM.
sidoo kale qaraxna miinada ah ayaa lagu duugay Wadada isku xirta Madxtooyada magalada kismaayo iyo Cisbitaalka weyn ee magalada, Qraxan ayaa ahaa mid uu qasarihiisa uu yaraa waxa uuna ugeysaty Burbur Gaari mana jirin qasaaro Nafeed.
sikastaba, Qaraxan ayaa ka dhacay Goobtii hore ee uu ka dhici jiray Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee lala damacasanaa Madaxweynehja maamulka Jubba Axmd Madowbe.

DAAWO SAWIRADA:

 

 

Ceegaag Online-Kismaayo

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag