Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo goordhow lala beegsaday gaarigii Madaxweynah Maamulka Jubba

Qarax ismiidammin ah ayaa waxa uu goordhaweyd ka dhacay magalada Kismaayo.

Wafdigii goordhow ka yimid magalada muqdish oo uu hogaminayay madaxwenaha Jubba Axmed Madowbe markii ay u soo dhaadhacay gudaha magalada, sidaan warka ku helayno ayaa shegay in uu madaxweynha uu soo racay gaarikale.

Qaraxan oo ahaa ismiidamin ayaa waxaa lala beegsaday gariga uu sida khaaska u leeyahay Madaxweynha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbe, garigan oo noociisa uu yahay kuwa aan xabada karin ayaa maanta waxa uu ku baasbeelay agagaarka isgooska aargada, waxaa halkaasi ku gubtay gaari Caasi (HOMY) oo  waday dad rakaab ah.

 

sikastaba , Qaraxn ayaa ku soo beegmaya xilli ay Hogamiyayaasha Maamulka KMG ah ee Jubba ay dib ugu soo noqdeen magalada kismaayo, ayadoo ay bandow ahaayd gabi ahaanba magalada oo dhan.

Ceegaag Online-Kismaayo

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag