Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Qaar kamid ah Wasiirda Maamulka Jubba oo lamagacaabay (Aqriso Dicreetada)

Digreeto kasoo baxday xafiiska hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta lagu magacaabay 8 wasiir iyo madaxweeyne kuxigeenka 2-aad ee maamulka Jubba.

Munaasibaddii ku dhawaaqista golahan cusub ee wasiirada oo ka dhacday xarunta madaxtoyada Kismaayo islamarkaana ay kasoo qeybgaleen wasiirada cusub ee la magacaabay iyo qaar kamid ah odoyaasha beelaha Jubooyinka ayaa waxa ugu horeyn ka hadlay madaxweeyne kuxigeenka maamulk Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, waxa uuna sheegay in mudo dheer kadib maanta lagu dhawaaqay qeybtii 1-aad ee golaha wasiirada maamulka Jubba.

Afhayeenka maamulka Jubba C/naasir Seeraar Maax ayaa warbaahinta u aqriyay digreetada lagu magacaabay golaha wasiirada.

Hoos ka aqriso Digreetada lagu magacaabay Wasiirada maamulka Jubba.

Ceegaag Online
Kismaayo-Soomaaliya.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag