Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawlada Xasan Shiikh shirka Muqdisho waxay ku jahwareerinasaa Shacabka’Pro: Ciise”

Midkamida musharihiintii lagaga adkaaday tartanka Madaxwaynanimo ee Soomaaliya sanadkii tagay Siciid Ciise Maxameed oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay inuu madaxwayne Xasan Sheekh ku fashilmay wax ka qabashada siyaadada gudaha ee dalka dibadana loga yeedhiyo waxa uu qabanayo oo dalka ay u talyiin UN ta iyo beesha caalamku. Musharaxan oo hadalkiisa sii wata ayaa eedayn dusha uga tuuray dawlada oo uu ku tilmaamy inay noqotay mid fadhiid ah.

Dhagayso hadalkiisii Prof-Ciise

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag