Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaalkii Kismaayo oo lagu kala adkaaday iyo qarax lala beegsaday Ciidamada Kenya

Ciidamo ka amar qaata Bare Hiiraamu oo wax  xoogaa shilimaana looga keenay Muqdisho ayaa qalalaaso ay ka wadeen magaalada Kismaayo ilaa shalay saaka lasoo gabo gabeeyay kadib markii laga dhigay wax isdhiiba ama dhinta iyo kuwo dhaawacma. Ciidmadan maleeshiyaadka ah ayaa ahaa kuwo uu abaabulay  Bare Hiiraamu oo gacansaar laleh kooxaha ka arimiya Muqdisho.

Sidoo kale Gaadhi ay kabuuxeen Ciidamo Kiiniyaan ah ayaa Miino kula kacday Xaafada Guulwade barta  Qacle waxaa lagu soo waramayaa inay jiraan dhaawacyo iyo dhimasho badan. dhinaca kale Maamulka Jubaland ayaa isgu ka gaabiyay dhamaystirida qaab dhismeedka Maamulkaa oo uun hada ku kooban madaxwayne iyo madaxwayne ku xigeen.

Waxaase wali shaqeeya maamulkii ku meel gaadhka ahaa iyada oo dadbad ka caajiseenba suguda dhismaha maamul goboleedkan.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag